Sharciyada U Degsan Waaxda Booliska
Waxa aad akhrin kartaa sharciyada u degsan Waaxda Booliska oo aad ra’yigaaga ka dhiiban kartaa barta internetka ama fool ka fool.
Qeybaha Sharciyada
- Hawlgalka, aragtida, iyo qiimaha
- Isticmaalka awood dheeraad ah
- Sharciyada heyb sooc la’aanta iyo iilasho la’aanta
- Joojinta, baaritaanka iyo la wareegidda
Tilmaan
Sharciyadan waxaa loo dajiyey si ay tilmaamo cad u siiyaan saraakiisha:
- Hab dhaqanka la ogol yahay
- Sida loo adeegsanayo
- Sida horjoogayaasha iyo kuwa kale ay u qiimeynayaan in sharciga la raacay
Shacriyada oo fal loo rogay
- Sharciyada la ogolaaday ayaa la gaarsiiyey Waaxda Tababarada ee MPD.
- Sharciyadu waxa ay dhaqangal noqdaan marka tababarka la dhameystiro.
- Shaqaalaha MPD waa in ay raacaan sharciyada.
Sharciyada Booliska ee ku saabsan baaritaanka iyo ra’yi ka dhiibashada
Buugan cusub ayaa loo adeegsanayaa in lagu ogaado sharciyada diyaarka u ah in bulshadui ra’yigooda ka dhiibtaan. Buugaan waxa uu qofku ka akhrin karaa sharciga oo ra’yi ka dhiiban karaa qeyb ka mid ah sharciyada ama sharci gaar ah.