Dibu-warshadeynta Qashinka
Qashinka dib loo warshadeeyo
Geli caagga qashinka dib loo warshadeeyo.

- Ha isku ciriirin qashinka dib loo warshadeynayo.
- Haddii aad guriga bac ku soo ururiso qashinka, fadlan ka soo reebo bacda oo qashinka ku daadi caagga kuwa dib loo warshadeeyo.
- Waraaqaha sida bacda wax lagu qaato qashinka waa lagu dari karaa.
- Bacaha balaastigga ah waa in lagu daro qashinka ama waa in la keeno meelaha bacaha lagu tuuro.
- Caagga u dhig si fiican qaabka 3-D (3 gees in laga arko).
- Baakadaha kala bixi.
- Weligaa qashinka warshadaha ha dhex dhigin bac ama wax balaastiig ah.
Warqad

Waxa dib loo warshadeyn karo
- Waraaqaha boostada, xafiiska, iyo dugsiga
- Joornaalada iyo buugaagta
- Wargeysyada iyo walxaha la geliyo
- Buugaagta telefoonka
- Buugaag (jilicsan ama dabool adag)
- Waraaqaha bacda la midka ah oo nadiif ah (oo fidsan)
Baakadaha dib loo warshadeyn karo (waa in la fidiyo)
- Kartoon (aan ka dheereyn 3 fiit iyo 3 fiit ii ah ballaca)
- Baakadaha siiriyaalka, buskudka, kabaha, qalabka korontada ah, iyo kuwa hadyadaha
- Baakadaha cuntada iyo cabitaanka ee la gelyo qaboojiyaha
- Baakadaha daawooyinka, daawada ilkaha lagu nadiifiyo, iyo wixii la mid ah
*Kaartoonka aan ka weyn caagga qashinka warshadaha waa inay ahaadaan:
- Kuwa isku xiran balse aan lam isku koolleyn (koollada baakadaha)
- Kala fidi oo baakadaha dhex geli kaartoon
Wixii aad isku xirto oo caagga ka weyn dhig caagga agtiisa. Baakadaha iyo wixii aad isku xirto waa in aysan ka dheereyn 3 fiit x 3 fiit oo ballac ahiyo culeys ka yar 40 baawn.
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Waraaqaha jeexjeexan
- Waraaqaha istaraashada ah nooc kasta
- Koobabka waraaqaha
- Saxuunta waraaqaha
- Kaartoonka ukunta
- Weelasha cuntada lagu soo qaato
- Daboolka jallaatada
- Waraaqaha waxa la soo iibsado
- Xaashiyaha sanka
- Waraaqad koobbiga ka hooseeyo
Caagaga

Dhalooyinka iyo weelasha #1, #2, #5 (dusha sare)
- Biyo, soodhad, iyo dhalooyin casiirka ah
- Weelasha caanaha iyo casiirka
- Dhalooyinka yaanyada iyo dhalooyinka saladhka
- Dhalooyinka dareeraha weelasha lagu dhaqo iyo weelasha saabuunta
- Dhalooyinka shaambada, saabuunta, iyo looshanka
Koobabka iyo weelasha #1, #2, #5
- Yoogaad, koobabka baadhinka, iyo khudaarta
- Koobabka wax laga dhax arkayo iyo baaquliyo la tuuri karo
- Margarine, jiis, iyo weelasha kale
- Alaabta, deli, iyo weelasha wax lagu qaato
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Caagaga and#3, #4, # 6 iyo #7
- Baco madow
- Bacaha balaastikada ah iyo filimka baagaga*
- Caagga jilicsan ee alaabta la soo geliyo*
- Fuumka caaga ah (Styrofoam™)
- Weelasha ay ku jiraan alaabada halista ah
*Bacaha waxaa la keeni karaa meesha lagu tuuro haddii ay nadiif yihiin oo ay engegan yihiin. Goobaha la keeno waxaa ka mid ah:
- Badanaa dukaamada raashinka ama kuwa iskaashatooyinka cuntada
- Dukaamada tafaariiqda ee waaweyn
- Xarumaha Tuurista Qashinka ee Degmada Hennepin
Faahfaahinta bacda balaastikada ah iyo wixii la mid ah ee la warshadeynayo
Dhalo

Waxa dib loo warshadeyn karo
- Dhalooyinka cuntada iyo cabitaanka iyo weelalka
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Suxuunta dhalooyinka ah
- Muraayadaha daaqadaha
- Dhoobka
- Murraayadaha
Bir

Waxa dib loo warshadeyn karo
- Daasadaha cuntada iyo cabitaanka
- Almuuniyamta wax lagu duubo iyo saxamada ballaaran
- Caagagga qurxinta iyo wixii la mid ah
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Qalabka waaweyn
- Elektrooniga
- Xadhkaha korontada
- Digsiyada iyo birdaawaha
- Maacuunta qalinka ah
- Tubooyinka iyo tiirarka
- Kuraasta
- Katabaanka dharka la surto
- Dhululubada la cadaadiyo (propane, helium, CO2)
Kaartoonada

Waxa dib loo warshadeyn karo
- Kaartoonada caanaha
- Baakadaha casiirka
- Maraq, fuudka hilibka, iyo kaartoomada khamriga
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Caagagga xumbada ah (Styrofoam) sida kuwa ukunta
- Caagga Jalaatada ama koobabka qaxwaha
- Kiishashka almuuniyamka
Gasacadaha kartoonka

Waxa dib loo warshadeyn karo
- Jibs, lowska, iyo qasacadaha kale ee fudud
- Cabitaanka barafeysan iyo daasadaha cajiinka ee la qaboojiyo
- Daasadaha cabitaanka budada ah
- Daasadaha nadiifka ah ee budada
Waxa aan loo warshadeyn karin
- Olyada baabuurta ama weelka oklyada culus
Waxyaabo badan oo aan la aqbalin dib u warshadaynta
- Dib u warshadaynta baagaga
- Elektrooniga iyo baytariyada
- Biro teelteel ah (biraha qashinka ah) – digsiyada iyo birdaawaha, tuubooyinka, tiirarka, rooti-kuleyliyaha, kuraasta, mootooyinka ilmaha
- Tanglers sida xadhkaha korontada, nalalka fasaxa, iyo tuubooyinka
- Alaabta raagta – caagagga wax lagu keydsasho, alaabta ilmuhu ku ciyaarto, qalabka isboortiga, alaabta dhismaha, qalabka dhismaha, xaaqinka iskoobaha, majarafad, caagga sawirka, alaab guryaha ama kuwa qurxinta
- Dharka tolmada – dharka, kabaha, xalleefka nadaafadda dumarka, bustaha, daahyada
- Katabaanka dharka la surto (biraha, caagagga ama alwaaxyada)
- Weelasha ay ku jiraan alaabada halista ah
- Nalalka
- Daasadaha rinjiga
- Saliingaha iyo cirbadaha
Meelo la keeni karo ayaa jiri kara qaar ka mid ah alaabtan.
Contact us
Solid Waste & Recycling
Phone
Address
Eastside Maintenance Facility
2635 University Ave NE
Minneapolis, MN 55418
Office hours
8 a.m. – 4:30 p.m.
Monday – Friday
This building is closed to the public.